Taliska Booliiska Somaliland oo ka hadlay Xildhibaan lagu xiray Hargeysa

Taliska ciidamada booliiska maamulka Somaliland ayaa markii ugu horeesay ka hadlay Xildhibaan katirsan golaha Wakiilada maamulkaasi oo  lagu xiray xabsi kuyaala magaalada Hargeysa. Ciidamada booliiska ayaa xiray Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka tirsan gollaha wakiilada maamulka Somaliland , Xildhibaanka ayaana loo heestaa hadal uu ka dhawaajiyay oo ahaa in xuska Maalinta 18 may ay tahay maalin ay … Continue reading Taliska Booliiska Somaliland oo ka hadlay Xildhibaan lagu xiray Hargeysa